Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xanuunka karoona Feyras ayaa waxaa uu soo bilowday dabayaaqadii sanadkii tagay 2019kii, Waxaa u dhintay dad aad u badan oo ku kala noolaa caalamka, waxaa jiro bukaanno haatan la jiifa cudurka iyo kuwa ka bogsaday feeyriska karoona.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.