Wasaaradda Caddaalada Jubbaland iyo Hay’adda UNDP oo dib u eegis ku sameeyay heshiis ay wada galeen

0
239

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirka billaha ah ee Wasaaradda caddaalada iyo garsoorka arimaha diinta dowlad Goboleedka Jubbland ayaa waxaa looga hadlay waxyaabihii uga qabsoomay  heshiisyadii ay galeen  Wasaaradda iyo Ha’yada UNDP oo ka caawiso mashaarciida Wasaaraddu ay fuliso iyo arimaha la xariira dardargelinta shaqooyinka.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here