Qaar ka mid ah Gabdhaha Aqoonyahanada ah ee Magaalada Kismaayo oo ku baaqay in Haweenka laga qeyb geliyo Siyaasadda Dalka

0
253

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gabdhaha dhalinyarada ah ee ku nool magaalada Kismaayo  ayaa ka codsaday Odayaasha dhaqanka in Haweenka loo fududeeyo sidii loga qeyb gelin lahaa siyaasadda dalka.

Waxaa ayna sheegeen in Haweenka ay yihiin laf dhabarta bulshada odayaasha ay ka gacan bidixeeyaan xiliyada doorashooyinka ay ka dhacayaan dalka.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here