Kismaayo-(Idaaadda Wamo)-Qaar ka mid ah Agaasimiyaasha Wasaaradaha dowlad goboledka Jubbland ayaa waxaa ay kormeer shaqo ku tageen deegnka Baarka oo qiyastii 45km kaga beegan dhinac waqooyi magaalada Kismaayo.
Cabdinnuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.