Maareeyaha Garoonka diyaaradaha Magaalada Kismaayo oo kulan la qaatay Maamulada shirkadaha diyaaradaha

0
295
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maareeyaha guud ee Garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdule Xasan ee Magaalada Kismaayo Cabdulahi Aadan Maxamud  Jagadoon ayaa waxaa uu  kulan la qaatay qaar ka mid ah  maamulayayaasha shirkadaha diyaaradaha ee ka hawlgala Kismaayo  isagoo warbxino kale duwan ka dhagaystay shirkadaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here