Haweenka ka shaqeeya qodista Jaayga oo codsi u diray Jubbaland

0
324
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mid ah Haweenka ku nool magaalada Kismaayo ee ka shaqeeya qodista jaayga ayaa ah kuwa ka soo laabtay xeryaha Qoxootiga dalka kenya iyo kuwa barakacayaal ah ee ku sugan magaalada.
Hooyooyinka ayaa subax walba u jarmaada meel qiyaastii 5km kaga beegan dhanka koonfureed magaalada Kismaayo si ay nolol maal meedkooda ugu raad-sadaan qodista jaayga.
waxaana heysto caqabado badan oo ay ka mid tahay in ay san heysan agab u fududeeyo shaqadooda waxa ay dowlad goboleedka Jubbaland iyo hay’addaha samafalka ka codsanayaan in lagu caawiyo agab u fududeeyo howlahooda shaqo.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here