Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo Tababar u soo xirtay Saraakiil Caafimaad

0
225

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland ayaa tababar aqoon kororsi ah u xirtay saraakiil caafimaad oo ka kala socday qaar ka mid ah degmooyinka dowlad Goboleedka Jubbaland,tababarka ayaa ahaa mid sare loogu qaadayey aqoontoodo, waxa uuna socday mudo afar maalin ah.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here