Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo booqasho dhiiri galin ah u sameeyey Ciyaartooyda Jubbaland

0
236
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ciyaartoydan mataleyso dowlad Goboleedka Jubbaland Tartanka Ciyaaraha Dowlada Goboleedyada Dalka iyo Gobolka banaadir ayaa  si uga muuqda diyaar garow xoogan oo ay ku doonayaa iney soo difaacdaan koobka ay soo hanteenteen snadkii 2017.

Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ciyaartooyada mid-mid u bartay kuna dhiiri galiyey iney ay matalayaan xulka maroodiyayaasha oo si weyn loogu yaqaano ciyaarista kubada cagta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here