Petr Cech oo Kusoo Laabtay ciyaaraha Kubada cagta Chelsea-na u Ciyaaray.

0
385

Chelsea-(Idaacadda Waamo)-Halyeeyga kooxda chelsea ee Petr Cech ayaa ku soo laabtay ciyaarista kubada cagta una ciyaaray Blues kulan ka tirsanaa horyaalka Premier League 2 laakiin la kulmay guuldaro ay kala kulmeen kooxda Tottenham.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here