Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Jubbaland oo wadda qorshe shaqo abuur loogu sameeynayo Dhalinyarada

0
288
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada ku nool deeganada Jubbaland ayaa qaar kood waxa ay yihiin kuwa ka qeyb qaata hormarka deegaanka,iyagoona mararka qaar ka cawda shaqa la,aan soo wajahda.
Agaasimaha Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Jubbaland ayaa sheegay in ay jiraan dhalinyaro badan oo ay u sameeyeen shaqa abuur,haatanna ay wadaan qorshayaal kale oo dhalinyarada ku nool deeganada Jubbaland ay ugu sameeynayaan hal-abuur ganacsi ama xirfad u gaara oo ay ku shaqeystaan dhalinyarada.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here