Ganacsatada Dharka Jumlada Iibiso oo ka hadlay caqabada ay la kulmaan

0
250

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Suuqyada magaalada Kismaayo ayaa waxaa u ku yaallo Cawrooyin iyo Bakhaarro,kuwaas oo Dharka lagu iibiyo laga keeno dalka dibaddiisa,waxaana dib uga sii iibsada dadka tafaariikhda raba ama sii gadaya.

Qaar ka mid ah Ganacsatada Dharka Jumlada ku  iibiya  magaalada Kismaayo oo la hadlay Idaacadda Waamo,ayaa waxay ka warbixiyeen caqabadaha ay la kulmaan marka soo iibsanayaan,maadama Wadammo fog fog ay ka keensadaan.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here