Ururka naafadda Jubbaland oo fariin u diray Madaxwaynaha Jubbaland

0
334

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dadka baahiyaha gaar ah qaba ee ku nool Dalka Soomaaliya ayaa ah kuwo ay ku gedaamanyihiin caqabado kala duwan  oo ay ka mid yihiin canbaarayn iyo takooris  uga timaada bulshada.

Dadka naafada ah waxaa intaasi u dheer in aan lasiin fursado ay uga qayb galaan siyaasadda dalka kuna soo bandhigaan wax qabadkooda,dadka la nool baahiyaha gaarka ah waxaa ku jira kuwo aqoon leh oo awood u leh in ay soo bandhigaan wax qabadkooda oo ay bulshada wax la qaybsadaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan innooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here