Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo kormeer ku sameeysay Deegaanka Cabadlla-biroole

0
235

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Wasaaradda Waxbasrahada Jubbaland iyo wafdi uu hogaaminaayo  ayaa waxay kormeer ku tageen dugsiga hoose dhexe ee deegaanka Cabdalle-biroole ee gobalka Jubada hoose.

Dugsigaan oo ay hirgalisay  Wasaaradda Waxbarashada Jubbland sanadkii 2018kii ayaa waxaa uu agaasimaha ugu tagay baahiyaha ka jira  in uu soo indho-indheeyo.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here