Maamulka isbitaalka Madiino ee xaafada New kismaayo oo ka war bixiyay cudurada dilaaca xiliyada kulaylaha.

0
230
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaafadda New Kismaayo oo ka mid ah xaafadaha Magaalada ayaa waxaa degan dadkii ka soo laabtay xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya iyo kuwo gudaha dalka ku barakacay.
Xaafadd ayaa waxaa ku yaallo hal Isbitaal oo ay dadka xaafadda ka helaan adeeg caafimaad oo lacag la,aan ah ,Isbitaalka ayaa ka kooban dhowr qeybood oo lagu qaabilo dadka xarunta soo booqda, sida qaybta dhalmada hooyada uurka leh ,inta badan xiliyada kulaylka waxaa jira cudurro dillaaca oo uu shuban biyoodku ka mid yahay.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here