ku dhawaad  60 qoys oo  ka soo laabtay Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab oo lagu soo dhaweeyey magaalada kismaayo

0
332
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa magaalada Kismaayo lagu soo dhaweey ku dhawaad 60 qoos oo ka soo laabtay xeryaha qoxootiga dalka kenya ee dhadhaab.
Qoosas kan ayaa si iskooda ku soo laabtay iyago mudo sanado ah ku nolaa dalka kenya waxaa garoonka diyaaradaha magaalada kismaayo ku soo dhaweeyey gudiga u qaabilsan Jubbaland dib u dajinta barakacayaasha.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here