Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Shirkaan oo ay ka soo qayb galeen wakiilo ka socday Hay`adaha wada shaqeeynta la leh Wasaaradda dhalinyarada iyo Cayaaraha dowlad goboledka Jubbanad iyo Mas’uuliyiin kale waxaana looga hadlayay doorka ay Hay’aduhu ka qaataan dhismaha iyo horumarinta dowlad wanaagga .
shirkan oo ay sanad kiiba mar qabato wasaaradda ayaa loogu magacdaray shirka sanadlaha ah ee abaal marinta iyo kala war qaadashada.
Waxaa warbixintaan inooga diyaariyay Hamdi Mahamed Yasiin