Maamulka Iskuulka Farjano  ee magaalada Kismaayo oo ka warbixiyey sida ay ardeyda wax u baraan

0
275

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-magaalada Kismaayo waxaa ku soo badanaaya hormarada dhinac waxbarshada si ay bulshada kunool dowlad goboledka Jubbland ay u helaan waxbarsho tayeysan.waxaa Degmada Kismaayo ku yaala iskuulo badan oo u tagaan sidii  sare logu qaadi lahaa muhiimada ay leedahay waxbarshada iyadoo ay hada bulshada qaar fahmeen ahmiyada ay leedahay waxbarshada.

Iskuulka Farjano waxaa uu ku yalaa magalaada kismaayo waxaa uu ka kooban yahay dugsiga hoose dhexe iyo dugsiga sare , waxaana ka fa`iideysta ardeyda kunool Degmada Kismaayo .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here