Shir ku saabsan Soo Bandhigidda Sharciga Dakhliga dalka Oo Kismaayo lagu Qabtay

0
286
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Shir ku saabsan soo bandhigdda dakhliga Dalka ayaa lagu qabtay magaalada Kismaayo, waxaana si’ wada jir ah u soo qaban-qaabiyay Wasaradaha maaliyadda heer Fedaraal iyo heer Dawlad Goboleed,isagoona looga hadlaye soo bandhigidda sharciga dakhliga dalka.
Kulanka waxaa  goob joog ka ahaa mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda maaliyadda Dawladda Somaaliya,xubno ka socday Wasaaradda Maaliyadda Dawlad Goboleedka Jubbaland iyo qeybaha kala Duwan ee Ururada Bulshada rayidka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here