Qaar ka mid ah Dhalinyarada Kismaayo oo ka waramay doorka uga dib u dhiska Dalka

0
279

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada Soomaaliyeed  ayaa waxa ay xoogga saaraan sidii dalka loo hormarin lahaa, iyagoo sameeya is-xilqaan ku adaan kor u qaadidda bilicda deegaanka .

Qaar ka mid ah dhalinyarada ku nool magaalada kismaayo ayaa faafaahin ka bixinaya doorka muhiimka ah ee  ay dhalinta ka qaataan dib u dhiska dalka.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here