Warbixin:Nin muddo Sagaal sano ah ka shaqeeynayay buufinta Cayayaanka

0
378

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maxamed Ismaciil Aadan waa Aabe 18 caruur ah iyo Hooyadood ka maareeyo noloshooda shaqo uu isaga abuurtay,taasoo uu ka soo bilaabay xeryaha Qaxootiga Dalka Kenya.

waxaa uu dhabarka ku qaataa Haan ay Sun ugu jirto, islamarkaasna uu ku buufiyo Guryaha,Beeraha iyo goobaha Ganacsiga ee ay ku dhashaan Cayayaanka sida Baraanbarada iyo wixii la mid ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here