Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland oo xoogga saareyso sidii Haweenka ugu biiri lahaayeen Siyaasadda Dalka

0
247

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland ayaa waddo dadaallo lagu soo saarayo Haweenka sanadkaan doonaya in ay ku biraan siyaasadda heer Fadaraal.

Wasaaradda ayaa waxaay qabaneysay mudooyinkaan dambe kulamo is daba joog ah ku waa soo taageero lagu raadinayo Haweenka musharixiinta ah ee ka soo jeeda deegaanada Jubbaland.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here