Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Jubbland oo ka warbixisay Nidaamka ay Xoolah u dhoofiyaan

0
282

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo waxaa xoolaha nool ee la dhoofiya ka ganacsada bulshada qeybaheed kale duwan iyo kuwa u iib keena magaalada si ay oga ganacsadan,Taasoo faa’iido badan ay ku qabaan bulshada.

Waxaa Ayna Wasaarada Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa Jubbland ay mar siisaa Nidaam caalami ah oo ay ugu tala gashay xoolaha ka dhoofaayo Dakadda in lagu ogaado.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here