Kulan looga hadlayay tacaddiga Jinsiga ee Haweenka lagula kaco oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo

0
210
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa mudooyinkii danbe  dalka Soomaaliya aad u soo badanayay Tacadiyada jinsiga ka dhanka ah ku waasi oo ay ka mid yihiin Kufsi iyo dilal  lagula kaco Dumarka  iyo caruurta gaar ahaan gabdhaha da’da yar.
Tacadiyada lagula koco Haweenka ayaa inta badan ka dhaca goobaha ay deganyihiin dadka nugul ama danta yar sida xerooyinka barakacayaasha.
Xamdi Maxammed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here