Kulan ku aaddan doorka Haweenka ee Arrimaha siyaasadda oo lagu qabtay magaalada Kismaayo

0
229

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo ayaa Waxaa lagu qabtay kulan ay isugu yimaadeen Haween ka tirsan ururada kale duwan ee bulshada , Odayaasha dhaqanka , dhalinyaro iyo  mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Haweenka iyo xaquuqul Insaanka Jubbaland

Waxaa kulanka looga hadlay sidii Haweenka ku nool  Jubbland ay uga qeyb geli lahaayeen siyaasadda dalka.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here