Qiimaha Hilibka Geella oo sare u kac laga daremayo Suuqyada Kismaayo.

0
340

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada ku ku nool magaalada kismaayo oo badankood ay isticmalaan hilibka Geella ayaa faa’iidooyinka uu leeyahay waxaa ka mid ah ka mid ah in laga helo barotiin iyo vitaminada jirka  aadanaha u baahanyahay.

Qiimaha hilibka gella ayaa dhawaanahan sare u kacay magaalada Kismaayo, taasoo ay sababtay roob ka da’aya deegaanada hoos  yimaada magalaada kismaayo.
Food Maxamed waxaa uu ka mid yahay ganacsatada wax ku iibiso kawaanka suuq yare ee magaalada Kismaayo,waxaa uu ka warbixinayaa waxyaabaha  keenay sare u kaca qiimaha Hilibka Geella.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here