Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka baahiyaha gaarka ah qaba ayaa inta badan bulshada dhexdeeda kala kulma faquuq iyo caqabado kale.
Bulshada qaar ayaa aaminsan in dadka naafada ah aysan wax qabsan Karin waxaa ayna arintaas sabab u noqotay in dadka baahiyaha gaarka ah qaba aysan door muuqda ku yeelan ka qayb galka Siyaasadda dalka iyo helista fursado shaqo oo u qalma.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.