Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Jubbaland oo qorshe dhirreyn ah waddo

0
264

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaaradda Deegaanka iyo Dalkiisa Jubbaland Ceydiid Suleemaan Xaashi oo ka hadlayay Shir looga hadlayay sidii loo Joojin lahaa Jarista dhirta ayaa sheegay in ka wasaarad ahaan ay wadaan qorsheyaal lagu beeeraayo geedo si’ sanadaha soo socdo ay u soo baxaan geedo badan.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here