Xiriirka Kubadda Cagta Jubbaland oo sheegay in ay wax ka badaleen Xulka Jubbaland

0
274

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ciyaaraha waxaa ay door muhiim ah ka qataan is dhexgalka bulshada iyo Nabadaynta,waxaana sanadihii danbe dalkeena soomaaliya ka jira dadaalLo lagu horumarinayo ciyaaraha si ay dhalinyarada iyo bulshada kalaba u sameeyaan is dhexgal.

Axmed Faarax Taqal Gudoomiyaha xiriirka KubaDda cagata Jubbaland ayaa sheegay in ay diyaar garow gii ugu danbeeyay ay ku jiraan xulku sido kalana sanadkaan uu uga duwanyahay labadii sano  hore ee ay ka qayb galeen tartanka ciyaaraha maamul goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here