Kismaayoo-(Idaacadda Waamo)-Halkaan oo ah xaruunta ugu weyn ee Kaydka shidaalka Ee Shirkadada shidaalka Kismaayo Ee Som Goal Petroleum ayaa waxaa maanta xariga ka jaray mas’uuliyiin uu kamid yahay wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo tamarta Dowlad Goboleedka Jubbaland Guddoomiye ku-xigeenka Rugta Ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland iyo maamulka shirkada waxaana shirkadan ay mas’uuliyiinteeda ay sheegeen in ay waxbdan kabadali doonta howlaha keenista shidaalka Magaalada oo inta badan lagu keeno foostooyinka.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.