Kulan looga hadlayay ka qeyb galka Siyaasadda ee Haweenka oo lagu qabtay magaalada Kismaayo

0
336

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka arimaha Qoys iyo Xuququl Isnsaanka Jubbaland ayaa wado dadaallo lagu taageerayo Haweenka doonayo in sanadkaan ay ku biiraan siyaasadda dalka.

Maadaama afartii sano mar dalka ay ka dhacdo doorasho ayaa Haween badan oo ka soo jeedo deeganada Jubbaland waxa ay u xusul duubayaan in ay ku biiraan qeybaha kala duwan ee dowlada.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here