Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Jubbaland oo Burjikooyin u qeybisay qaar ka mid ah Bulshada Goobweyn

0
293

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa qaar ka mid ah dadka ku nool Deegaanka Goobwayn u qaybisay 8 boqol oo Burjikooyin ah.

Barnaamijkaan ayaa ah mid ay wasaaeraddu uga golleedahay in bulshada laga wacyi galiyo jarista dhirta si loo yareeyo xaalufinta iyo nabaad guurka ka dhasha goynta dhirta.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here