Warbixin:Mid ka mid ah Kirishbooyada ugu waqtiga dheer magaalada Kismaayo

0
423

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cabdiraxmaan Nuur Macalin oo ay bulshada u taqaano Duqoow waa mid ka mid ah kirishbooyada Gawaarida dad weynaha ee BL-ka ka shaqeeyo.

Waxa uu BL—ka kirishbooy ka ahaa muddo Labaatan iyo dhowr sano waxaa uu ka biilaa oo quutulyoomka uga raadiyaa  naftiisa iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here