Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo ka warbixisay halka uu marayo barnaamij indho fiiqis lacag la’aan ah

0
338

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland ayaa wada wali howlihii indho fiiqista lacag la’aanta ah oo ay u sameyneyso dhammaan dadka danyarta ah ee ka cabanaya xanuunada indhaha.

Iyadoo wasaaraddu ay ku wacyi galineyso dadka doonaya indho fiiqista iyo kuwa la il daran xanuunada indhaha in ay ka faa’ideystaan barnaamijkan lacag la’aanta ah oo ay hormuud u tahay wasaaradda caafimaadka Jubbaland.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here