Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland oo Ol’olaha la dagaalanka tacaddiga Jinsiga ka daahfurtay Kismaayo

0
286

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland ayaa waxay magaalada Kismaayo ka daah-furtay Ol’olaha sanad-laha ah ee soconaya 16-ka maalmood ee loogu dhaqaaqayo  ka hortagga tacaddiyada ku saleeysan jinsiga.

Kulankaan ayaa waxaa ka soo qayb galay Mas’uuliyiin ka kala socday labada gole ee Jubbaland, dowladda Hoose ee degmada Kismaayo, qaar ka mid ah Hay’adaha qaabilsan xuquuqul Insaanka ee ka hawlgala deegaanada Jubbaland, iyo qaybaha kala duwan ee  bulshada rayidka.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here