Maamulka Degmada Kismaayo oo shaaciyay in ay bilaabayaan qaadista Canshuurta sanad-laha

0
242
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka degmada Kismaayo ayaa  bilaabay  qaadista canshuurta sanad-laha ah  ee laga qaadi jiray   guryaha iyo goobaha ganacsiga  ee ku yaalla magaalada Kismaayo.
canshuur qaadista  waxaa ka wada shaqeeynaya  dowladda hoose ee degmada Kismaayo iyo wasaaradda Maaliyadda sida ay sheegeen maamulka degmada Kismaayo.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here