Kulan looga hadlayay xasaradihii dalka ka dhacay oo lagu qabtay magaalada Kismaayo

0
252

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaraadda qorsheeynta iyo xiriirka caalamiga ah ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta magaalada kismaayo ku qabatay shir wada-tashi ah oo ay wasaaradda ku soo bandhigtay saameeynta bulshada ay ku yeesheen abaaraha,anyaxa dabeeylaha iyo cudurka Carona.

Waxaana madasha goob-joog ka ahaa mas’uuliyiinta maamulka gobolka kan Degmada kismaayo iyo qaar ka mid ah agaasimayaasha wasaaradaha iyo Hay’adaha  ka shaqeeyo arimaha  gargaarka.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here