Dhalinyarada Kismaayo oo u akhris taga Maktabad ku taallo xarunta Dhalinyarada Maamuus

0
350

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hotel Maamuus ee magaalada Kismaayo waxaa dhawaan laga dhax furay Maktabad oo  ay dhalinyarada  xarunta imaada  ay wax  ku akhristaan.

Inta  badan dhalinrada ayaa galbihii ku shaaheeya Hotelka, iyagoo qarkood fursad u helayaan akhrinta Buugaagta ay jacel yihiin.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here