Buug laga qoray Suugaantii Abwaan Dhoodaan oo lagu soo bandhigay magaalada Kismaayo

0
314

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay bandhigga Buug u qoray qoraa  Cabdixakiin Maxammed Haadi,islamarkaasna uu ka qoray AHU abwaan Dhoodaan taarikhadiisi iyo gabayadiisa , waxaana munaasabadaan ka soo qayb galay dhalinyro , mas’uuliyiin iyo qeybaha kale duwan ee bulshada Kismaayo .

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here