Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland oo daahfurtay mashruuca awoodsiinta dhaqaalaha Dhalinyarada

0
268

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha dowlada goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ay  magaalada Kismaayo ku qabatay munasabad lagu daahfurayay mushruuca awoodsiinta dhaqaalaha dhalinyarada,tasoo lagu hormarinaayo dhalinyarada ku nool dowlad goboleedka Jubbland.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay qaar ka mid ah Xildhibaanada Jubbland iyo agaasimaha guud ee Wasaaradda dhalinayrada iyo ciyaaraha Jubbland.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here