Wasaaradda xanaanada,xoolaha,dhirta iyo daaqa Jubbaland oo xariga ka jartay Xafiisyo cusub

0
246

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda xaanaanada xoolaha,dhirta iyo daaqa ee dowlada goboleedka Jubbland ayaa waxaa ay xariga ka jartay xafiiso dheeri ah oo qalabeen lagu sameeyey wasaaradda.

Xaflad kooban oo lagu dhax qabtay gudaha wasaaradda ayaa waxaa ka soo qeyb galay qaar ka mid  golaha wasiiradda Jubbland,gudoomiyaha gudiga xanaanada xoolaha Baarlamaanka dowlad goboleedka Jubbaland iyo shaqaalaha wasaaradda.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here