Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Si sare loogu qaado aqoonta iyo xirfadaha garyaqaanada dowlad goboleedka Jubbaland gaar ahaan magaalada kismaayo ayaa waxaa loo furay tababarĀ socon doono muddo 8 maalin ah.
waxaana tababarkaan soo qaban qaabiyay Gudiga golaha garsoorka eeĀ dowlad goboleedka Jubbaland iyadoona mudada uu socdo tababarkaan ay bixin doonan tababarayaal iyo garyaqaano heer fadaraal ah.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.