Kismaayo-(Idaacada Waamo)-Munaasabadaan oo ku saabsanay daah furka qorshaha heer dowlad goboled ee axdiga Haweenka Soomaaliyeed ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Haweenka Arimaha qoyska iyo Xuquuqul insaanka Dowlad goboledka Jubbaland .
Xaflada waxaa ka soo qayb galay Xubno ka tirsan xildhibaanada iyo wasiiradda Jubbaland ,ururada haweenka ,dhalinyarada,odayaasha dhaqanka iyo qaybaha kale ee bulshada.
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.