Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo hormarineeyso Waxbarashada Deegaanka

0
266

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wax barashada waxaa ay ka mid tahay adeegyada asaaasiga u ah bulshada qof kastana uu u baahanyahay in uu helo si uu noloshiisa u horumariyo .

Wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Jubbaland ayaa sheegtay inay ku dadaalayso sidii guud ahaan deegaanada Jubbaland loo gaar siin lahaa adeegyo wax barasho.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here