Gudoomiyaha Golaha Dhalinyarada Jubbaland oo ka warbixiyay kaalinta Dhalinyarada ee hormarinta Deegaanka

0
378

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada oo ah lafdhabarta bulshada ayaa dadaallo kala duwan ku bixiya sidii loo hormarin lahaa guud ahaan dalkeena Soomaaliya.

Gudoomiyaha golaha dhalinyarada gobalka Jubbada hoose Axmed Taqal ayaa ka waramaya marxaladihii kala duwanaa ee ay soo mareen dhalinyarada gobalka.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here