Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qorshaha dhismaha gudiyadaan oo bilowday dhamaadkii sandkii 2018 ayay wasaaradda arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Dowlad Goboleedka Jubbaland waxay uga goleedahay in lasameeyo isku xirka Hay’adaha dowlada iyo bulshada ku nool tuulooyinka hoos yimaada Degmooyinka Dowlada Goboleedka Jubbaland.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.