25-kii Xiddig ee ugu Fiicnaa 5-ta Horyaal ee ugu Waaweyn Xilli Ciyaareedkii Hore oo La Soo Saaray.

0
312

Man United (Idaacadda Waamo) Shabakada caalamiga ah ee Goal ayaa soo saartay 25-ka xiddig ee ugu fiicnaa xilli ciyaareedkii 2019/2020 ee la soo dhaafay kadib codayn ay sameeyeen taageerayaasha kubada cagta.

Xiddiga kooxda Bayern Munich ee Robert Lewandowski ayaa hogaaminaya Liiska kadib xilli ciyaareed cajiib ah oo uu soo qaatay xilli ciyaareedkii hore.

Another injury: Bayern Munich's Robert Lewandowski picked up a knock with Poland - Bavarian Football Works

Dhanka kale xiddiga kooxda Man City ee Kevin De Bruyne ayaa ku jira kaalinta 2-aad isaga oo ka horeeya xiddigaha Neymar iyo Lionel Messi oo ku kala jira kaalinta 3-aad iyo 4-aad.

Robert Lewandowski And Lionel Messi: The Top 25 Players In The World Have Been Named

Xiddiga Cristiano Ronaldo ayaa dhankiisa ku jira kaalinta 5-aad waxana ku xiga xiddiga kooxda PSG ee Kylian Mbappe kaas oo kooxdiisa la gaaray Final-ka champions League.

Hadaba Waa Kan 25-ka Xiddig ee ay Goal u doortay kuwii ugu Fiicnaa xilli ciyaareedkii hore:

  1. Robert Lewandowski
  2. Kevin De Bruyne
  3. Lionel Messi
  4. Neymar
  5. Cristiano Ronaldo
  6. Kylian Mbappe
  7. Virgil van Dijk
  8. Karim Benzema
  9. Thomas Muller
  10. Sadio Mane
  11. Joshua Kimmich
  12. Thiago Alcantara
  13. Sergio Ramos
  14. Trent Alexander-Arnold
  15. Romelu Lukaku
  16. Serge Gnabry
  17. Erling Haaland
  18. Mohamed Salah
  19. Ciro Immobile
  20. Alphonso Davies
  21. Manuel Neuer
  22. Bruno Fernandes
  23. Jordan Henderson
  24. Jadon Sancho
  25. Paulo Dybala                                                                                                    Dhammaan Xidigahan ayaa lagu qiimeeyey wacdarihii xilli Ciyaareedkii hore ay ka dhigeen kooxahooda iyo xulalkooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here