Wasaarada caafimaadka Jubbaland oo sheegtay in ay fulineyso indho fiiqis lacag la’aan ah

0
242

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo soo bandhigtay indho fiiqis lacag la`aam ah indho fiiqistaan waxaa ka faa`iideysan doona dadka danyarta ah ee indhaha la`iyo kuwa ka cabanaya xanuunada indhaha.

Indho fiiqistaan waxaa fulinaya Wasaaradda Caafimaadka ee Dowlad goboleedka  Jubbaland iyadoo kaashaneyso Dhaqaatiir xirfadlayaal ah oo in muddo ah kasoo shaqeenaayey indho fiiqista.

Is diwaangalinta waa ay socotaa waxayna ka socotaa Xarunta OPD-ga ee Ispitaalka weyn ee magaalada kismaayo.

Cawke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here