Maamulka Iskuulka Ganaane ee magaalada Kismaayo oo ka hadlay fahamka ardayda ee Manhajka cusub

0
284

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Burburkii dowladii dhex ee Soomaaliya ka dib hanaanka waxbarsho ee dalka  ayaa aheeyd mid jaha-wareersan oo iskuulada Soomaaliya lagu dhigi jiray manaahij waxbarsho oo kala duwan.

Maamulaha Iskuulka ganaane ee magalaada kismaayo Maxamed Xirsi Cabdullaahi  ayaa ka warbixiyey marxaladaha kale duwan ee uu soo maray manhajkaan cusub ee lagu soo kordhiyey ardeyda iyo caqabadaha ka heyta ardeyda fahamka manhajkaan cusub.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here