Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tababarkaan oo ay ka faa’iidaysteen 15 Suxufi oo isugu jiray wiilal iyo gabdho ayaa waxaana maanta magaalada Kismaanyo loogu soo gaba gabeeyay tababar socday muddo saddax bari ah Waxaana lagu baraayay,Tababarka wariyaasha sinnaanta ragga iyo dumarka goobaha shaqada ee warbaahinta.
Waxaa tababarkan soo qaban qaabiyay Ururka Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee (SWJO) oo kaa shananay IMS-FOJO iyadoona aqoon isweydaarsigan lagu qaban doono dhammaan xarumaha Dowlad goboleedyada dalka sida ay shegeen masuuliyiinta SWJO.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.