Ardayda dhigata Jamacadda Jubba oo loo qabtay Dood-wadaag

0
225

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jamacada Jubba ee magaalada kismaayo waxaa ay isbuucyadan ka waday jamacada dood-wadaag ay ugu tala gashay ardyeda wax ka barta Jamacada in ay ku hormariyaan aqoontooda,waxaan dood ka wada sinnaa dhamaan ardyeda dhigta kuliyadaha kale duwan ee Jamacada Jubba.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here